October 2, 2024

RemasterDirector_22abe5b5f

Madaxwayne mustafe oo kormeeray mashaariicaha horumarineed ee ka socda Maamulka Magaalada Qabribayax.
Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo ayaa kormeeray dhismaha Mac’hadka Tababarada Ciyaaraha ee Qabribayax oo ka koobnaan doona: garoomada ciyaaraha, jiifka, akhriska, makhaayad iyo goobaha nasashada. Mac’hadkan ayaana noqonaya kii koowaad ee noociisa ah oo laga bilaabo Deegaanka. Madaxweynaha ayaa sida oo kale kormeeray goobaha cagaarinta magaalada.
RemasterDirector_22abe5b5f

RemasterDirector_22abe5b5f

RemasterDirector_22abe5b5f
RemasterDirector_22abe5b5f