October 2, 2024

Maamulka sare ee Jaamacadda Qabridahar ayaa munaasibad casho-sharaf ah usameeyay wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar.

Barxadda Jaamacadda ayaa lagu qabtay munaasibadan waxa uuna madaxweynaha oo ka hadlay xafladan sheegay in isbaddal weyn oo dhinaca bilicda iyo quruxda ah lagu sameeyay taasi oo lagu amaanay Maamulka Jaamacadda oo lagu booriyay in ay sii wadaan daddaalka.

RemasterDirector_22abe5b5f