October 2, 2024
Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xadhiga ka jaray dhismaha Xafiiska Maamulka Magaalada Dhagaxbuur.
Dhismaha xafiiska Maamulka Magalaada Dhagaxbuur oo ay ku baxday lacag dhan 43 milyan oo birr (43,000,000) islamarkaana ka kooban 30 qol iyo hoolka shirarka oo ah G+2 waxaana laga fuliyay miisaaniyadda Xafiiska Maamulka Magaalada Dhagaxbuur sida uu sheegay Maareeyaha Maamulka Magaalada Dhagaxbuur, mudane Axmed Maxammed Cali.