October 2, 2024

Kusiisimaha Madaxweynaha DDS ahna Wasiirka Xafiiska Maaliyadda mudane C/raxmaan Axmed Xasan ayaa salaadda munaasibadda ciidul-adxa kula tukaday garoonka kumannaan muslimiin ah oo kasoo qayb’galay isaga oo bulshada kula dardaarmay in ay isu naxariistaan lana ilaashado nabadgelyada iyo xasiloonida ay maanta ku naaloonayaa bulshada Deegaanka Soomaalidu.

 

Wararka Tooska