October 2, 2024

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa loogu caano-lisay Dooxada Yoocaale oo barwaaqaysan, coono-dhan kaddibna halkaasi ayaa lagu dhagaystay tabashooyinka shacabku ay qabaan oo ay soojeediyeen odayaashu.