October 2, 2024

RemasterDirector_22abe5b5f

Araarso: Degmada Araarso ee gobolka Jarar waxaa lagusoo dhaweeyay wafdigii madaxweynaha.
Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar oo kulan la qaatay bulshada degmada Araarso ee gobolka Jarar ayaa dhalinyarada ciyaartooyda degmada ugu hambalyeeyay koobkii degmooyinka gobolka Jarar oo ay qaadeen. Madaxweynaha iyo Af-hayeenada Golaha Xildhibaannada, marwo Ayaan Cabdi ayaana abaalmarinno gudoonsiiyay ciyaartooyda.

RemasterDirector_22abe5b5f