October 2, 2024
Madaxweynaha DDS ayaa kulamo lagaga arinsanayo arimaha galbeedka gobolka Siti la yeeshay Golaha Fulinta, Guddiyadda Joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Golaha Nabadda iyo Midnimada ee Deegaanka.
SRTV Somali